Kismaayo
Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)
Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya.
Mr...
Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
30 Carruur oo Xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Kismaayo
Kismaayo (Halqaran.com) – illaa iyo 30 carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii la soo dhaafay xaalad nafaqo darro ah ugu geeriyootay Isbitaalka...
Nin Dhallinyaro ah oo ‘warar been abuur ah’ ku faafiyay Tik...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ciidamada Booliiska Jubbada Hoose ayaa xabsiga u taxaabay nin dhallinyaro ah oo aaladda Tik Tok ku faafiyay muuqaal uu isagu iska...
Sarkaal ka tirsan Xoogga dalka iyo gabdho uu awoowo u yahay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo lagu dilay Allaha u naxariistee Taliye ku xigeenkii guutada 11-aad, qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Ismaaciil...
Wararkii ugu dambeeyay qarax Afar qof ku dhimatay oo ka dhacay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ilaa iyo Afar Cayaartoy ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Kismaayo, kaddib markii...








