Wednesday, March 25, 2026
29.9 C
Mogadishu

Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la dagaallanka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxda Jubbaland iyo Taliyaha guud ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Magaalada Kismaayo oo maanta gaaray wafdi uu hoggaaminaayay Taliyaha Guud ee Ciidamada Amisom ayaa wuxuu kulan la qaatay madaxda Maamulka Jubbaland. Madaxweyne...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiisha Amniga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Jimcihii maanta magaalada Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Baroor-diiq loogu sameeyay Kismaayo Wariyayaasha kala ah Hodan Naaleeye iyo...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wariyeyaasha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa isugu soo baxay Kulan ay ugu baroor diiqeen Wariyaashii kala ahaa Hodan Naaleye, oo ahayd...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab shaacisay Magaca iyo Qabiilka sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii Jimcihii ee Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) -  Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday qabiilka iyo magaca shaqsigii ama sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii ay ku dhinteen 26 ruux ee lagu qaaday...
Weriye Ahmed Abdi

Weerarkii Kismaayo oo la soo afjaray & tirada dadkii ku dhintay...

Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa lasoo afjaray weerarkii lagu qaaday Hoteelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab...
Weriye Ahmed Abdi

Wariye Hodan Naaleeye iyo Seygeeda oo ku dhintay weerarkii Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in weerarkii galabta ay Al- Shabaabku ku qaadeen Hotel Cas Casey...