Wednesday, March 25, 2026
29.9 C
Mogadishu

Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la dagaallanka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Doorashadii Xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta ka dhacday Kismaayo oo la...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa goordhow la soo gabagabeeyay doorashadii Afar ka mid ah kuraasta Aqalka sare ee BF Soomaaliya ku matalaysa dowlad goboleedka Jubbaland...
Ahmed Mohamed

Kismaayo oo ka billaabatay diiwaan-gelinta Musharraxiinta Aqalka Sare

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda kmg ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ka billaabatay diiwaangelinta musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka...
Jama Sh. Yusuf

RW Rooble oo Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga, xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula...
Editor

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Kismaayo kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulanka oo...
Ahmed Mohamed

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Amb. James Swan oo maanta...

Kismaayo (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Amb. James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...