Saturday, June 6, 2026
26.5 C
Mogadishu

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigiisa.

Deni iyo Wafdgiiisa ayaa booqasho maalmo qaadan doonta ku yimid Kismaayo, iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona madaxda Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Madaxweynaha Puntland inta uu booqashada uu ku joogo Kismaayo waxa uu madaxda Jubbaland kala hadli doonaa xaaladda dalka iyo iskaashiga labada maamul.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...