Sunday, May 31, 2026
26.1 C
Mogadishu

ka socda

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...

Shirkii Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo maalintii labaad ka socda Muqdisho & Arrimo Xasaasi...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalintii labaad ka socda mid ka mid ah hoteellada ku yaalla magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga ee Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya....
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka...
Ahmed Mohamed

Shirkii Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo maalintii labaad ka socda Muqdisho &...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalintii labaad ka socda mid ka mid ah hoteellada ku yaalla magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga ee Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya....
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dameeyay Shirarka gaar gaar ah ee ka socda...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka gobolka Mudug ka socda shirar gaar gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ka socda Xadka Hiiraan...

Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaano ka trsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in subixii Sabtida maanta ah Deegaanada Ceyr-Daye iyo...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Banaanbax looga soo horjeedo go’aanka DFS oo weli ka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Bannaanbaxa oo saakay ka bilowday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa weli ka sii soconaya magaalada, iyadoo bannaanbuxu uu...