Wednesday, March 25, 2026
27.5 C
Mogadishu

Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la dagaallanka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Jubbaland oo Shuruud adag ku xirtay inay heshiis la...

Kismaayo (Halqaran.com) – Iyadoo khilaaf xoogan uu maamulka Jubbaland kala dhaxeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sharuud ku xirtay in wada hadalo xal looga...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in Villa Soomaaliya diyaarineyso ciidan lagu...

Kismaayo (Halqaran.com) - Jubbaland ayaa waxay shaaca ka qaaday inay Dowladda Somaliya diyaarinayso ciidan ay ugu talagashay in iyada lagu burburiyo, iyadoona tallaabadaasi ku...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha wasiirrada ee maamulka Jubbaland?

Kismaayo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga heer Dowlad Goboleed...
Editor

Akhri: Madaxweynaha Jubbaland ‘Madoobe’ oo maanta magacaabay labadiisa ku xigeen

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Talaadadii maanta wareegto madaxweyne ku soo magacaabey labadiisa ku xigeen, iyadoo...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Nabaddoon caan ah oo Caawa lagu Dilay Kismaayo +...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay mid ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ugu...
Editor

Maxaa ka jira in uu heshiis dhex-maray Axmed Madoobe iyo C/rashiid...

Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdi-rashiid Maxamed Xididg oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka, sidoo kalena taageerayaashiisa ay Kismaayo ugu doorteen Madaxweynaha Jubbaland ayaa...