Wednesday, March 25, 2026
27.5 C
Mogadishu

Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la dagaallanka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

XOG + SAWIRRO: Sidee ku suurta-gashay in Cabdikariin Guuleed iyo Shariif...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, oo maanta tagey Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay ujeedada...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta ay Jubbaland u qaadacday Shirka maanta ka...

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qaadacay Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, xilli Puntland ay mar sii horeysay...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Xildhibaanada Labada Gole: DF Somaliya si shuruud la’aan xayiraada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan labadda gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo Talaadadii shalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa si deg deg ah...
Ahmed Mohamed

AKHRI + XOG: Puntland oo si kulul u cambaareysay xayiraadii M/weynihii...

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si kulul u cambaareysay xayiraaddii Axaddii maanta lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Mareykanka oo ka hadlay duqeyn culus oo uu ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska ciidamada Mareykanka qaarada Afrika ee AFRIKOM oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday xubno ka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Jubbaland oo war ka soo saartay dhaawaca Abuukaate Axmed Qolyar...

Kismaayo (Halqaran.com) - Afhayeenka wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si kulul uga hadlay dhaawaca, Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo...