Wednesday, March 25, 2026
27.5 C
Mogadishu

Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland ‘‘Musiibo ayaa heysata shacabka aan madaxda u ahay‘‘ +(VIDEO)

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniintii maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka madasha xiriirka arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya. Mr...

Axmed Madoobe oo DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay la dagaallanka Al-Shabaab

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu murugada la qqeybsano ehelada dadkii ay jeclaayeen ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Saddexda Madaxweyne ee lagu...

  Kismaayo (Halqaran.com) - Hoggaanka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, ayaa war ka soo saaray seddexdii Madaxweyne ee Khamiistii aynu soo dhaafnay lagu doortay magaaladda Kismaayo. Isagoo Wareysi...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta uu Madaxweynaha Jubbaland...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Axaddii maanta la kulmay musharaxiintii tartanka la gashay maalintii Khamiista. Madaxweynaha...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbaddii Axmed Madoobe, kaddib guushiisa ee Doorashada Jubbaland...

https://youtu.be/gMjQIzIKNOA
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Xukuumadda Somaliya oo go’aan culus ka Qaadatay labadii...

Muqdisho (Halqaran.com)  - Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si aan la fileyn uga hadashay Laba Doorasho oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, Kuwaasi...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI NUXURKA: Muxuu Madaxweyne Axmed Madoobe ku sheegay Khudbadii maanta ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ahna Musharrax Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Khudbadiisa Musharaxnimo u jeediyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka...
Weriye Ahmed Abdi

Qalbi Dhagax: Doorasho xor iyo xalaal ah baa maanta ka dhacday...

Kismaayo (Halqaran.com) – Cabdi-kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa ammaan kala duldhacay doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, ee maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee Gobolka...