Friday, May 1, 2026
28.1 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Baroor-diiq loogu sameeyay Kismaayo Wariyayaasha kala ah Hodan Naaleeye iyo Maxamed Sahal Gacmodheere

Kismaayo (Halqaran.com) – Wariyeyaasha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa isugu soo baxay Kulan ay ugu baroor diiqeen Wariyaashii kala ahaa Hodan Naaleye, oo ahayd gabar ku caan ahayd Muuqaalo ka hadlayey Bilicda iyo horumarka dalka iyo Maxamed Sahal Gacmo-Dheere oo ahaa wariye u shaqeynayey TV SBC.

Suxufiyiinta isu yimid ayaa ka sheekeeyey sida xanuunka leh ee ay u taabatey dhacdadan Qarax oo lagu waayey Wariyaasha Hodan Naaleeye iyo Maxamed Sahal Gacmodheere oo labaduba ku can ahaa Baahinta wararka macnaha ugu fadhiyo dadka Soomaaliya.

Wariyadda Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da Sahra Cabdi Axmed, ayaa warbixin dheer ka diyaarisay kulankaasi baroor-diiqa ahaa ee loogu sameeyay Wariyaashii kala ahaa Hodan Naaleye iyo Maxamed Sahal Gacmadheere.

Haddaba hoos ka dhageyso warbixinta:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...