24.5 C
Mogadishu
Saturday, August 13, 2022

Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo maanta tegay Kismaayo (Ogow Ujeedkiisa +SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) – Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Madaxweyne ku-xigeenka koobaad Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno ka mid ah golaha wasiiradda Jubbaland ayaa safiirka ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamad Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo.

Warbaahinta Jubaland ayaa sheegaysa in Safiirku uu xariga ka jarayo mashaariic horumarineed oo ay dowladda Qatar Jubbaland ka hirgelisay inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo.

Wararka qaar ayaa sheegaya, in Safiirka uu sidoo kale halkaasi u tegay arrima siyaasadeed, inkastoo aysan jirin cid si rasmiya u xaqiijisay wararkaasi hoose.

Maamulka Jubbaland iyo DF Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaxeeya Khilaaf adag, waxaana la hadal haayaa arrimahaasi inuu u tagay safiirka Magaalada Kismaayo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

Latest News

Ex-Aljazeera journalist voted in as Wajir South MP

By BERTHA OCHOMO Ex Aljazeera journalist has been elected as...

One million people displaced by drought in Somalia, says UN

A historic drought in Somalia has now displaced one...

Uganda, Somalia ink MoU on Defence Cooperation

Somalia and Uganda have signed defence cooperation agreement following...

FAO appeals for over $130M to assist 882,000 people across drought-hit Somalia

By - Mohammed Dhaysane  / AA The UN Food and...

Kenyan presidential candidates in final dash before vote to succeed Kenyatta

Flanked by cheering crowds, the frontrunners in Kenya's presidential...
spot_img

Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo dhagax dhigay dhismaha Buundo muhiim ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtida maanta ah dhagax dhigay dib-udhiska Buundada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...

Ex-Aljazeera journalist voted in as Wajir South MP

By BERTHA OCHOMO Ex Aljazeera journalist has been elected as Wajir South member of parliament. Mohammed Adow who was a correspondent of the international media won...