Saturday, April 18, 2026
27.9 C
Mogadishu

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay?

Djibouti (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Jabuuti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

RW Kheyre ayaa Madaxweynaha Jabuuti uga mahadceliyay gogosha uu u fidiyay Dowladda Federaalka iyo Somaliland iyo dadaalka dheeraadka ah ee uu ku bixiyay in wada-hadallada ay guul ku soo dhammaadaan.

Sidoo kale, Kheyre iyo Geelle ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga dhaqaalaha iyo istaraatiijiyadda labada dal ee walaalaha ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...