Ujeedka
Safiirka Qatar ee Soomaaliya oo maanta tegay Kismaayo (Ogow Ujeedkiisa +SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka...
DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu fahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyey socdaalka uu Sabtidii maanta ku tegay...
XOG AKHRI: Maxay ka dhigan tahay Xilka cusub ee maanta RW...
Muqdisho (Halqaran.com) – Raii‘sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac.
Bashiir Maxamed Jaamac ayaa khamiistii...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxyo laga soo saaray Magaalada Boosaaso iyo halka...
Boosaaso (Halqaran.com) - Hawlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku soo saareen qaraxyo miino oo lagu aasay bartamaha Magalada...
Muxuu yahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Waare ee Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowladgoboleedka GalMudug.
Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu...








