Wednesday, December 10, 2025
27.4 C
Mogadishu

DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka uu maanta u tagay magaalada Baydhabo.

Baydhabo (Halqaran.com) – Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu fahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyey socdaalka uu Sabtidii maanta ku tegay magaaladda Baydhabo, xarunta ku meel gaarka ee Koonfur Galbeed.

Boqolaal dadweyne ah oo loo diyaariyey soo dhaweynta Kheyre iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa ka qeybgalay soo dhaweynta ra’iisul wasaaraha.

Shacabka reer Baydhabo ayaa waxa uu kula hadlay garoon kubadda cagta Dr. Ayuub Stadium, halkaasi oo uu uga mahadceliyey isu soo baxooda.

Mas’uuliyiin uu ugu sarreeyo madaxweyne Lafta-gareen ayaa ka qeybgalay qaabilaada, kuwaasoo u galbiyey dhanka madaxtooyadda.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ujeedka socdaalkiisa waxa uu ku tilmaamay mid uu ugu kuur-galayo xaaladda amni iyo wada shaqeynta maamulka Koonfur Galbeed kala dhaxeysa dowladda uu hoggaamiyo Farmaajo.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA RW KHEYRE:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...