magaalada Baydhabo
RW Rooble oo furay Shirka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee qaban qaabada shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo & Doorasho ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii maanta dib ugu laabtay...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo ku wajahan magaalada Baydhabo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khamiista maanta ah lagu wadaa inuu gaaro...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xaflad sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo +(SAWIRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo...
Wasiirka Haweenka ee DFS Xaniifo Xaabsade oo K/ Galbeed kala hadashay...
Baydhabo (Halqaran.com) – Ku-simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka Baarlamaanka KG, mudane Cali Saciid Fiqi ayaa Jimcihii maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka Safarkiisa &...
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BF Soomaaliya, Prof. Maxmaed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xartunta KMG ah...









