Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

magaalada Baydhabo

RW Rooble oo furay Shirka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran +(SAWIRO)

Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee qaban qaabada shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii...

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo & Doorasho ka billaabaneysa…

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Talaadadii maanta dib ugu laabtay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo ku baaqay dardar-gelinta dagaalka Al-Shabaab

Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM Diomede Ndegeya, ayaa booqday ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa ka jira in beeha qaar ee G/Sh/Hoose aan wax...

Baydhabo (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah beelaha degga Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa la qorsheynayaa inaanan xubno laga siin Baarlamaanka labaad ee loo...
Editor

DAAWO SAWIRRO: Odayaasha Koonfur Galbeed oo go’aan ka qaatay in la...

Baydhabo (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa Arbacadii maanta isu raaceen in tirada Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed laga yareeyo intii hore. Odayaasha Dhaqanka oo...
Editor

UPDATE: Kulamo Xasaasi ah oo Caawa ka socda magaalada Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay Caawa ka socda Kulamo u dhaxeeya Guddoomiyayaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta halkaasi...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu fahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyey socdaalka uu Sabtidii maanta ku tegay...
Ahmed Mohamed

AKHRI: War-murtiyeedka laga soo saaray Shir Saddex maalin ka socday magaalada...

Baydhabo (Halqaran.com) - Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed waxaa maanta ku soo gabagaboobey Kulanka Wadatashiga Ka faa’ideystayaasha Mashruuca Taakulaynta Isgaarsiinta kaas...