Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

RW Xasan Cali Kheyre

XOG XASAASI: Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo Jawaab lama filaan ah siiyay RW Xasan Cali Kheyre

Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Federaalka ah ee Soomaaliya oo Khudbad ka jeedinayey munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay Muqdisho...

RW Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, waxaan Taariikhda Ku geli doonnaa Sida aan u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska maalinta calanka Soomaaliyeed ee October 12,...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

XOG XASAASI: Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo Jawaab lama filaan ah...

Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Federaalka ah ee Soomaaliya oo Khudbad ka jeedinayey munaasabad lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay Muqdisho...
Weriye Ahmed Abdi

RW Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, waxaan Taariikhda Ku geli doonnaa Sida...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska maalinta calanka Soomaaliyeed ee October 12,...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo shacabka reer Xudur kula hadlay Garoonka...

Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa la hadlay...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: RW Xasan Cali Kheyre oo ka dhawaajiyay Sirta iyo Ujeedka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu fahfaahin dheeraad ah uu ka bixiyey socdaalka uu Sabtidii maanta ku tegay...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Kheyre oo galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, (Ogow Ujeedkiisa)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaliya, Xasan Cali Khayre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Wafdi uu hogaaminayo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta kormeeray Bangiga Dhexe ee Somaliya,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisl wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu Tallaadadii maanta kormeer ku tagey Xarunta Bankiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho. Mr....