XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
RW Rooble oo shir guddoomiyay kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada, kaas oo dib loogu...
Soomaaliya oo markale ka qeyb-gashay munaasabadda xuska dhaqanka dalalka Geeska Afrika...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Munaasabadda xuska Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka Dalalka Geeska Africa oo toddobaadkii lasoo dhaafay ka socotay caasimadda Addis Ababa ee dalka...
Haweeneydii ugu horreeysay oo taariikhda ku sime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa markii ugu horreysay taariikhda, Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ku sime Madaxweyne ka noqota...
Nin Mooto Bajaaj qarax ku keenay Muqdisho oo maanta la xukumay
Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Ciidamada Xoogga dalka, ayaa Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ku xukuntay fadhiya kala duwan kadib, 15-sano oo xabsi ciidan ah, Sida...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo u Ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dalka +(SAWIRRO)
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre .
Xamza Cabdi Barre...







