XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa dalka Ereteriya oo heshiis is-afgarad kala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay Afar maalmood ku joogay dalka Ereteriya ayaa Talaadadii...
Booliska Soomaaliyeed oo soo saaray Amarro culus oo ka dhan ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – War ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Mootada nooca Bajaajta aysan socon karin wixii ka dambeeya...
Madaxda DF Soomaaliya oo Salaadda Ciidda Caarafo Shacabka kula tukaday Masjidka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya iyo madaxda kale ee Dowladda ayaa Sabtidii saaka Salaadda Ciidda shacabka reer Muqdisho kula tukaday Masaajidka Cali Jimcaale...
Midowga Yurub oo 120 Milyan oo Yuuro ku taageeraya Howlgalka ATMIS...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Siyaasadda iyo ammaanka midowga Yurub ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo dheeraad ah oo loogu talo galay Howlgalka Midowga Afrika ee...
Wax badan ka ogow Talooyin muhiim u ah qofka Xajinaya
Makkah (Halqaran.com) - Xajku waa cibaado weyn oo kheyr badan laga helayo haddii uu qofku u guto sida saxda ah. Kan sanadkan wuxuu ku...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo guddoon cusub doortay +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ay ku baratamayeen musharixiin u taagan Xilalka Guddoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenka...







