Monday, August 24, 2026
26.9 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya lacago ugu deeqay

Muqdisho (Halqaran.com) - Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo sheegay inay isku diyaarinayaan guluf weyn oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika...
Ahmed Mohamed

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo Wajahaya macluul aad u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa waxa ay sheegtay in 20 malyan oo qof oo ku nool waddamada Somaaliya, Kenya iyo...
Ahmed Mohamed

Midowga Yurub oo 13.5 Milyan oo Yuuro ku taageeray DF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Lacagtan oo ah 13.5 milyan oo Yuuro...
Jama Sh. Yusuf

Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo isticmaalka Saliid-Seytuunka

Caafimaadka (Halqaran.com) - Saliid Seytuunka waxay ka mid tahay cunnooyinka qadiimka ee dunida laga isticmaalo. Marki la arkay faa’idooyinka caafimaad ee faraha badan oo...
Ahmed Mohamed

Shil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Isniintii maanta ka dhacay Shir diyaradeed oo khasaaro xooggan...