Monday, August 24, 2026
26.9 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Somaliya oo war ka soo saartay Xaaladda Caafimaad ee Madaxweynaha

Muqdisho (Halqaran.com) - Shir jaraa’id oo Isniinta maanta ah uu qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar waxa uu faah-faahin kaga bixiyey xaaladda...
Ahmed Mohamed

Somalia iyo Israel ma samaysan karaan xiriir siyaasadeed?

Doorashadiisii ka dib, Madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ku aaday dalka Imaaratka Carabta, iyadoo aan wali la dhisin golihii wasiirada.  Safarkaas...
Ahmed Mohamed

RW Xamze oo Hambalyo ku aadan 25-ka June u diray Shacabka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliye, Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii...
Duuliye

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta codka kalsoonida siiyay RW Xamsa.+Sawiro

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codkooda kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhowaan uu soo magacaabay...
Duuliye

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo laga helay Cudarka COVID-19 + War-saxaafadeed

Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo goordhaw naga soo gaaray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin  Rasmi ah ka waxa uu ka bixinayay safarka Madaxweynaha JFS uu...
Jama Sh. Yusuf

Caafimaadka: 3 fitamiin oo kaa caawinaya inaan lagaa dareemin da’da

Caafimaadka (Halqaran.com) - Fitamiinnada ayaa mararka qaar la iska indhatiraa, laakiin waxay kaalin ka qaataan la dagaallanka gabowga marka loo eego noocyada kala duwan...