Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Booliska Kenya oo Gaarisa ku dilay dad Soomaali ah iyo Rabshado...
Gaarisa (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay dileen laba qof oo Shacab Soomaali ah, xilli...
Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka jirta deegaan ka tirsan...
Sool (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya, in xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ay ka taagan tahay deegaanka...
DAAWO VIDEO: RW Khayre “Anigoo dalka u turaya ayaan is-casilay”
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo Xildhibaannada aqalka hoose ee Baarlamanka ay xukuumaddiisa kala laabteen kalsoonida oo arrintaasi...
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo +(SAWIRRO)
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo.
Madaxweynaha iyo...
Xisbiga Wadajir oo war ka soo saaray xil ka qaadista RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu xusay, in Xisbigu uu gabi ahaan ka soo horjeedo xil...
Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hor-yimid xil ka qaadista RW Kheyre...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor yimid guud ahaan qorshaha baarlamaanka Soomaaliya uu maanta xilka kaga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka, Mudane...







