Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda DF Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Doorashada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ku yeelan doona mid kamid...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay qaabka loo xalinayo xiisadda G/Gedo
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo gaba gabeeyay safarkii uu ku joogay deegaannada Galmudug, wuxuuna...
Beesha Caalamka oo taageeray go’aannadii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War qoraal oo ka soo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobbadii ka soo baxay Shirkii...
Wasiir Maareeye ‘‘Xisbiyada Mucaaradka waa ay ka qeybgeli doonaan Shirka Dhuusamareb...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda...
Hal sano oo ka soo wareegatay Qaraxii lagu dilay Duqii Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta oo kale 24-kii bishii July ee sanadkii 2019 xilli galab ah ayaa qarax la sheegay in uu ahaa ismiidaamin...







