Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay dhaleeceentii Beesha Caalamka
Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cambaareyn uga timid qaar kamid xubnaha beesha caalamka, kuwaas oo sheegay in aysan...
DHAGEYSO WAREYSI: Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay sharci ahaan waxa ay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii Sabtidii shalay golaha shacabka ee BF Soomaaliya uu sheegay in kalsoonidii ay kala noqdeen ra’iisul wasaarihii dalka Mudane Xasan...
Wiil dhallinyaro ah oo gaari ku jiirsiiyay koox dad ah magaalada...
Berlin (Halqaran.com) – Nin 24 sano jir ah oo gaari Mercedes Madow ah watay ayaa subixii Axadda maanta ah dad badan (Koox) ku jiir...
Midowga Yurub: ‘‘Dastuurka Qaranka ma waafaqsana kalsooni kala noqoshadii RW Kheyre‘‘!
Nairobi (Halqaran.com) - Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga horyimid tallaabadii Sabtidii shalay kalsoonida loogala noqday ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Xukuumaddiisa.
Madaxweyne...
UPDATE: Internetka oo ka go’an Koonfurta & bartamaha Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalooyinka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka go’an adeegga Internetka, iyadoo aan la ogeen sababta ka dambeysay arrintaasi.
Wararka ay heleyso...
UPDATE: Mareykanka oo si kulul uga hadlay kalsooni kala noqoshadii RW...
Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay walaac xoogan ka muujisay tallaabadii, Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ay kalsoonida ugala...







