Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Maxay isla meel dhigeen guddoonka golaha Shacabka iyo Madasha Xisbiyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran oo mowqifkeeda la xiriira Doorashada dalka u caddeysay Guddoonka Golaha shacabka ayaa sheegtay in lama huraan ay tahay...
7-dii Ra’iisul Wasaare ee ugu dambeeyay iyo sida ay xilka oga...
Tobankii sano ee la soo dhaafay, waxaa Soomaaliya soo maray toddobo ra'iisul wasaare iyo seddax madaxweyne.
Haddaba waxaan eegeynaa sida ay Ra'iisul Wasaare yaashaas ku...
Isbeddel lagu sameeyay xeer hoosaadka Golaha wakiilada Koonfur Galbeed Somaliya
Baydhabo (Halqaran.com) - Golaha Wakiillada Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya oo Talaadada maanta u qabsoomay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad Akhrinta koowaad Marsiiyey Wax kabedelka...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo berri ku kulmaya xarunta Villa Hargeysa ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta berri oo Arbaco ay ku kulmaan xarunta Villa Soomaaliya ee...
Beesha Caalamka oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Siyaasadeed ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha caalamka ayaa war xasaasi ah ka soo saartay is bedelada siyaasadeed ee dalka ku soo kordhay, ka dib markii Xildhibaannada...
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi oo kormeeray dekedda Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan sii hayayaasha wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda ayaa Talaadadii...







