Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Mareykanka oo duqeyn culus ka geystay Jilib & carruur ku...
Jilib (Halqaran.com) – Diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha wadin ayaa galabta duqeyn culus ka geystay Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasoo sababtay dhimashada...
Koonfur Galbeed oo soo dhaweysay heerka howlgalka Barnaamijka Baxnaano +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Kullan la xiriira heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano ee dowladda Soomaaliya ay ku taageerrayso bulshada nugul iyo saameynta uu ayaxa u geystay...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Sharci muhiim ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanadda golaha shacaka oo kulan ay ku yeesheen xarunta ku meelgaarka ah ee Villa Hargeysa ayaa akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharicyeedka dib-u-eegista...
Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Duqa Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho Ku qaabiley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...
Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo maanta kormeeray Bangiga dhexe
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo Arbacadii maanta kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa maamulka...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Lix bilood oo xarig ah ku xukuntay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Arbacadii maanta xukun ku riday Wariye Cabdi Casiis Axmed Gurbiye oo ah Tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada...







