Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WHO oo dalalka Afrika uga digay halista ka imaaneysa qaadista xayiraadaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa dalalka Afrika uga digay in ay fududeeyaan ama qaadaan xayiraadaha Cudurka Coronavirus, maadaama tirada Dadka...
Madaxweyne Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho +(...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iy wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga...
Ururka Qareenada Somaliyeed ‘‘Dhabo Sharci darro ah ayaa loo maray magacaabistii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Qareenada Soomaaliyeed ayaa waxay ka horyimaadeen magacaabidda Golaha Adeegga Garsoorka, oo maalintii Khamiista ay soo magacaabeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ee...
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Xil ka qaadistii RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbaahinta ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay cod maqal ah oo laga soo duubay Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud...
Duqii magaalada Beledweyne oo xilkii laga qaaday, mid cusub-na loo magacaabay
Beledweyne (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaja Gudaha ee Maamulka Hirshabelle, ayaa xilkii looga qaaday Duqii Magaalada Beledweyne ee Gobolka...
Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor ) ayaa hoyga uu uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka...







