Tuesday, August 4, 2026
24.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: ‘‘Ra’iisul wasaare kasta oo yimaada ma aqbaleyno muddo kororsi” waxa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa sheegay in maranaba aysan ogolaan doonin in muddo kororsi ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay waddo isku xirta Konfurta iyo Waqooyiga...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhagax dhigay wejiga labaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Nabadda ee isku...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay & Faah-faahin ku saabsan khasaarihii ka dhashay Qaraxii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha dhimashada iyo midka dhaawaca ah ee ka dhashay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta...
Ahmed Mohamed

Wiil dhallinyaro ah oo si arxan darro ah loogu dilay Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) - Wiil dhalinyaro ahaa ayaa xalay waxaa si arxan daro loogu dilay Magaalada Beledweyne, waxaana uu dilkiisa ka dhacay Xaafadda Buundowayn ee...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Hirshabelle iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qatar Ee...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Milateriga Somaliya iyo kuwa Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay...

J/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybga 43aad oo ay...