Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Milateriga Somaliya ‘‘Waxaan ku dilnay dagaalkii Daynuunaay Xubno ka tirsan Al-Shabaab”
Daynuunaay (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal culus oo Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab shalay ku dhexmaray deegaanka...
DF Somaliya oo soo saartay Digniin ku socota Shacabka Somaliyed +(War-saxaafadeed)
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay soo saartay digniin ugu dirtay bulshada Soomaaliyeed ee ku...
Madaxweyne QoorQoor oo dalka Turkiga u ambabaxay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (QoorQoor) ayaa Galabta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan...
Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo ka tacsiyeeyay geerida Drs. Xaawo Cabdi
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle...
Wariye Abuuja oo xorriyadiisa dib u helay, kaddib markii…
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ugu dambeyn Arbacadii maanta waxa ay go’aan ku gaartay in la sii-daayo Wariye Maxamed...
Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay
Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Daynuunaay, kaddib markii weerar culus...







