Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sheekh Shariif ‘‘DF Soomaaliya ayaa mas’uul ka ah inay xoogeystaan Al-Shabaab‘‘!
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hab fogaan arag ah uga qayb galay Dood Celmiyeed uu soo...
DHAGEYSO: Hooyo Soomaaliyeed oo dalka Sweden looga qaatay canugii Sideedaad
Stockholm (Halqaran.com) – Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden oo horey looga qaatay toddobo caruur ah oo ay dhashay ayaa Arbacadii shaley markale...
AKHRISO: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Beesha Muddulood
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Khamiistii maanta Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyay Shirkii Beesha Muddulood ee 3-dii bishan ka furmay Caasimadda Muqdisho.
Shirkan oo hal ku...
Golaha Wasiirrada oo maanta Ansixiyay Sharciyo cusub +(AKHRISO & SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada oo Khamiistii maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka...
Maxaa ka jira in been abuur lagu sameeyay Xeerka Maaliyadda Guud...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris deg deg ah lagu sameeyo been...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Durban (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka joogtada ah ee loogu geysanyo halkaasi muwaadiniinta Soomaalida,...







