Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxa ka jira in Golaha Shacabka uu doonayo inuu sameeyo muddo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Sabtida Maanta ah lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda dalka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Jimcihii maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Shiinaha u qaabilsan...
Danjirayaasha dalalka Somaliya iyo Itoobiya ee Suudaan oo arrimo muhiim kawada...
Khartoum (Halqaran.com) – Kulan muhiim ah oo dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya u jooga waddanka Suudaan ayaa waxa uu ka dhacay xafiiska Danjiraha JF...
Xilliga rasmiga ah ee uu dib u billaabanayo Jaadka Kenya laga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalinta berri oo Sabti ah la filayaa in ay dib u bilaawdaan duulmaadyada diyaaradaha jaadka ka keeni jiray Kenya ee...
Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda ee DFS oo kulan la qaatay xubno ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaallka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan fogaan arraga la qaatay xubno ka tirsan hay’addaha...
Puntland oo sheegtay in uu aad u sameeyeeyay Cudurka Covid-19
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Garoomada ee dowlad goboleedka Puntland Ilyaas Cusmaan (lugatuur) ayaa sheegay in Puntland ay kamid tahay maamulada uu...







