Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Hirshabelle oo sheegay in Al-Shabaab badan ay...
Jowhar (Halqaran.com) - Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa uu sheegay in culeyska ammaan ee ka jira waddada xiriirisa Jowhar iyo Muqdisho ay sabab u tahay...
WAR DEG DEG: Iska horimaad hadda ka socda gudaha Xabsiga Dhexe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sheegaya, in iska horimaad uu halkaasi ka qarxay, iyadoo aan cid...
Madaxweyne Deni oo Taliye cusub u magacaabay ilaalada Madaxtooyada Puntland
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 51 August 10, 2020 ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo dhagax dhigay goob cusub oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay goob loogu Talagalay in...
Gobolka Banaadir oo si rasmi loogu wareejiyay maamulka Waxbarashada ee Caasimadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobolka ku...
Agaasimaha HalQaran oo ka warbixiyay wixii uu usoo joogay & habkii...
Sweden (Halqaran.com) - Barnaamijka ”waxaan usoo joogay” ah Podcast laga daawado YouTube-ka sidoo kalana isaga oo dhageysi ah laga heli dhammaan goobaha podcast-yada laga...







