Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Baaritaan ku saabsan qaabka ay ku heleen Maxaabiista ku jira Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) -Wasiirka Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, oo la hadlay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in la baarayo sida uu hubka...
DF Soomaaliya oo sheegtay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay inay ku guuleysteen in ay soo afjaraan howlgalkii ka socday Gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho,...
UPDATE: R/Wasaaraha Lubnaan oo xilka iska casilay
Beirut (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaaraha dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga degay, kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Beirut oo...
Update: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe & sida...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya iska horimaad hubeysan oo galabta ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, kaddib markii...
Sii-hayaha R/Wasaaraha dalka Mahdi oo xariga ka jaray Xafiiska Hubinta Tayada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri...
Maxaa ka soo baxay kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Xildhibaannada Galmudug iyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta markii ugu horreysay magaalada Gaalkacyo ku kulmay xildhibaanno ka kala tirsan Baarlamaannada maamullada Galmudug iyo Puntland, kaddib xiriirka wanaagsan...







