Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dallad ay ku mideysan yihiin Jaaliyadaha Soomaalida ee ka jira dalka...
Dortmund (Halqaran.com) - Shirka ay isugu yimaadeen maalinnimadii shalay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka dhisan magaalooyinka iyo gobollada dalka Jarmalka oo ka dhacay magaalada Dortmund...
Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya, in iska horimaad halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kooxo ka...
Somaliland oo war ka soo saartay isbeddel ku yimid xiriirka ay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa soo bandhigtay aragtideeda ku aadan dood la sheegay inay todobaadkaan Golaha Wasiirrada Kenya ka yeelanayaan Aqoonsiga Somaliland iyo isbeddelka...
DF Somaliya oo sheegtay inay weerar ku dileen saraakiil ka tirsan...
Awdheegle (Halqaran.com) – Wararka innaga soo gaaraya degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa DF Soomaaliya ay weerar...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Hobyo
Hobyo (Halqaran.com) - Ciidanka Danab ayaa lagu soo warramayaa inay xalay howlgal ay ka fuliyeen deegaanno hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug, iyagoona...
Turkiga oo ballan-qaaday inuu dib u dhisayo dekedda uu qaraxa burburiyay...
Ankara (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa hadal uu jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun waxa...







