Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Odawaa oo si kulul u eedeeyay Farmaajo‚‘‘beentii 3 sano iyo bar,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Laami cusub oo la saarayo waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda ENEZ ayaa maanta ku guuleysatay inay laamiga ku bilawdo waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
DF Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah...
Sii-hayaha xilka R/wasaaraha oo Shir guddoomiyay kulan ku saabsan xaaladaha deg-degga
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira oo ay...
Cali Mahdi oo madaxweyne Farmaajo kaga digay inuu dalka geliyo qalalaaso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in doorashada Soomaaliya...
Golaha shacabka oo Ansixiyay dib u eegista ku noqoshada Miisaaniyadda 2020-ka
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulanka Mudanayaasha golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan...
Koonfur Galbeed oo baaq deg deg ah u dirtay hay’adaha Samafalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay dar-dargeliyaan...







