Saturday, April 18, 2026
29.4 C
Mogadishu

Laami cusub oo la saarayo waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkadda ENEZ ayaa maanta ku guuleysatay inay laamiga ku bilawdo waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.

DF Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah u xil saartay ilaalinta Waddada inta uu socda dhismaha, waxaana horay loo weeraray dhowr jeer.

Waddadaan ayaa dhaqaalaha lagu dhisaayo waxaa bixisay dowladda Qatar, waxaana loogu tala galay in looga baxo dhibaatooyinka Shacabka ay ku qabaan marista Wadada.

Dhismaha waddadan ayaa fulineysa shirkad laga leeyahay dalka Turkiga iyadoona ay saareysa laami Waddadaan.

Halka hoose ka daawo Sawirrada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...