Muqdisho
RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
Dhaqaatiir ka socota dalka Itoobiya oo Caasimadda Muqdisho soo gaaray
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Madax kale oo Dowladda Soomaaliya ka tirsan...
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa duhurnimadii maanta magaalada Muqdisho ka dhacay qarax xooggan, kaasoo aanay dadku waayadaan maqal noociisa.
Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe,...
Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo maanta qaarkood ku soo waajahan Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Saacadaha soo socda waxaa la filayaa in Caasimadda Muqdisho ay soo gaaraan wufuud ay kala hoggaaminayaan Madaxda dowlad gobolleedyada, si ay...
Mid ka mid ah ergooyinkii soo doortay Xildhibaannada BF Somaliya oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa maanta gudaha degmaa Warta-nabadda ee gobolka Banaadir ku dilay, mid ka mid ah ergooyinkii soo doortay xildhibaannada golaha...









