Monday, October 12, 2026
24.2 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa loogu so dhoweeyey Magaalada Muqdisho. Mr. Laftagareen ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Roobka xalay ka da’ay Muqdisho oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka barakacayaasha iyo isku socodkii magaalada Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka...
Ahmed Mohamed

Meydka Madaxweynihii hore Cali Mahdi oo Jimcaha berri la keenayo Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga u xil saaray aaska Allaha u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta Jimcaha oo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo yimid Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa ka soo...
Ahmed Mohamed

Nabaddoono maanta lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya, in laba nin oo Nabadoono ahaa maanta lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha. Dilka odayaashaasi ayaa waxaa...