Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Nabaddoon caan ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah Nabaddoonada ku nool magaalada magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Nabaddoon Macallin Cabdi Siyaad Geedi ayaa maanta lagu...
Ahmed Mohamed

Ku-simaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo booqasho lama filaan ah ku yimid...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Soomaaliya, tani oo ah booqashadii ugu...
Ahmed Mohamed

RW Rooble ”Haloo gurmado dadkii uu saameeyay Roobabkii ka da’ay magaalada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay...
Ahmed Mohamed

Maandooriyaal badan oo loo soo waday Muqdisho oo la gubay

Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska Magaalada Beledweyne ayaa gacanta ku soo dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197 oo lagu qariyay qalab ganacsi, islamarkaana...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarumo laga hirgelinayo Degmada Dharkeenley

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta Waaxda Kaawa Godeey ee...
Ahmed Mohamed

Gabar 5 sano jir ah oo lagu kufsaday magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho xalay lagu kufsaday gabar 5 sano jir ah, kaddib markii uu fara xumeeyay nin ay...