Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa muddo kadib waxaa uu xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyaha...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Qarax xooggaan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in qarax xogogan uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga madaxtooyada Villa Soomaalida. Goobjoogayaal...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo soo dhaweeyay in madaxda dowlad goboledyada la isugu keeno...

Muqdisho (Halqaran.com) – Safaaradda Mareykanka ee uu ku leeyahay  Soomaaliya ayaa ku boggaadisay Madaxtooyada Villa Soomaaliya inay si wadajir ah magaalada Muqdisho isugu keento...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Talaadadii maanta soo gaaray magaalada...
Ahmed Mohamed

M/weynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo maanta la filayo inay soo gaaraan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar ay helayso warbaahinta Halqaran News ayaa sheegaya, in Axadda maanta ah la filayo in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxweynayaasha...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin cusub oo ku saabsan qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu weeraray...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo maanta lala beegsaday xero...