Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qarax xooggan oo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan oo si weyn looga maqlay guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxani oo ahaa gaari waxyaabaha...
Ahmed Mohamed

Laami cusub oo la saarayo waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda ENEZ ayaa maanta ku guuleysatay inay laamiga ku bilawdo waddada xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. DF Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho +(...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iy wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga...
Ahmed Mohamed

Xildhibaanada Golaha shacabka oo berri ku kulmaya xarunta Villa Hargeysa ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa la filayaa in maalinta berri oo Arbaco ay ku kulmaan xarunta Villa Soomaaliya ee...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Xasan Cali Kheyre oo si deg-deg ah dib ugu soo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’isul wasaarihii Xukuumadda, Xasan Cali Kheyre oo Sabtidii maanta Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho,...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Qarax xooggan oo caawa ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaysa qarax xooggan oo caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska Taleex ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho Qaraxan...