Muqdisho
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar Jajab agagaarka Dakadda Muqdisho.
Gaari noociisa uu...
WAR DEG DEG: Nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo Caawa ka baxsaday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa Saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ka baxsaday nin ka mid ahaa Maxaabiista ku xirnaa Saldhigaasi.
Ninkaan Maxbuuska ah ayaa...
Yaa Dilay Sarkaalka u dhashay dalka Ugandha ee Meydkiisa laga helay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sarkaal u dhashay dalka Ugandha ayaa laga helay Meydkiisa gudaha Xerada Xalane ee Magaaladda Muqdisho.
Sarkaalka wali aan la aqoonsan cida dishay...
DEG DEG: Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ku soo wajahan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Bankiga Adduunka ayaa la filayaa in dhawaan ay soo gaaraan magaalada...
UPDATE: Meydka Wiil dhallinyaro ah oo la la’aa oo laga helay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Xeebta Jazeera ee duleedka dhanka Koonfureed ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in subixii Axadda maanta halkaasi laga...
ARAG SAWIRADA: Shirkadda diyaaradda Air Uganda oo duullimaad toos ah ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaaraddii ugu horreeysay oo ay leedahay shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa maanta kasoo dagtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde...









