Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Muqdisho

RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen qarax ismiidaan ah oo caawa ka dhacay Xerada warshadii hore ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Nin dil wadareed ka geystay Muqdisho oo lagu qabtay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Mudug, ayaa sheegaya, in ciidamada booliska degmada Gaalkacyo ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigeen Nin...
Ahmed Mohamed

Nin mindi ku dilay Walaalkiis magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Fal argagax leh ayaa subixii Khamiista maanta ah waxa uu ka dhacday Degmada Dayniile ee Gobolkaan Banaadir, kadib markii wiil dhalinyaro...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: Qarax ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen Hooyo iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay qarax miino oo Khamiistii maanta ka dhacay Degmada Hodan, gaar ahaan agagaarka...
Jama Sh. Yusuf

Maqaal: Shirka Jabuuti uga socda Soomaalida Xal waara ma lagu gaari...

Maqaal (Halqaran.com) - Dad badan waxay aaminsan yihiin in shirkaan intii muddo ah laga soo shaqaynayay uuna hormuud u yahay Maraykanku. Labada dhinacba waxaa...
Ahmed Mohamed

Qaad fara badan oo lagu gubay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku gubeen qaad fara badan oo lagu qabtay ganacsato Soomaaliyed. Jaadkaan ayaa...
Ahmed Mohamed

Saraakiil ka tirsan booliska oo musuq-maasuq lala xiriirinayo oo lagu xiray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Booliska Soomaaliyeed lagu xiray Magaalada Muqdisho, ka dib markii lala xiriiriyay arrimo...