Tuesday, August 4, 2026
24.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sii hayaha ra’iisul wasaaraha oo xariga ka jaray xarun cusub oo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka Covid-19 ee Isbitaalka Banaadir ee Magaalada...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Koonfur Galbeed oo soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay digniin ku socota Kaluumeysatada ku nool deegaannada maamulkaas,...
Ahmed Mohamed

Tirada dhimashada ee Coronavirus ee Mareykanka oo kor u dhaaftay ‘150...

New York (Halqaran.com) - Mareykanka tirada dhimashada ee Fayraska Karoona ayaa dhaaftay 150,000 oo ruux, taas oo ah tirada ugu badan oo Covid-19 uu...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Mareykanka oo 12 kun oo askari ah kala baxaya dal...

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 12 kun oo askari ay kala baxeyso dalka Jarmalka, taas oo xukuumadda Washington ay ku sheegtay “istaraatijiyad...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho ”Waxaa jira Shaqsiyaad liddi ku ah amniga ee hala...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in amniga Guud ee dalka uu yahay...