Tuesday, August 4, 2026
24.3 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Daawo Sawirro: Xaflad sagootin ah oo loo sameeyay madaxdii ka qeybgashay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Munaasabadda lagu Sagootinayey madaxdii iyo wufuudii ka qeybgashay shirweynaha wadatashiga Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah dowladda dhexe oo...
Ahmed Mohamed

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay go’aannada Shirkii Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay...
Ahmed Mohamed

Laba sarkaal oo u xirnaa Puntland oo la sii daayay

Garoowe (Halqaran.com) – Dowadda Puntland ayaa waxaa ay Xabsiga ka sii deysay laba Sarkaal oo todobaadyadii la soo dhaafay u xirnaa, kuwaas oo kala...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Xabsi daa’in ah ku riday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin oo...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Xisbiga Wadajir oo soo dhaweeyay War-murtiyeedka Shirkii Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Wadajir  ayaa soo dhaweeyay natiijada wejiga labaad ee shirkii Madaxda  Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada, kaas oo xalay lagu...
Ahmed Mohamed

Faah-Faahin ku saabsan qarax xooggan oo maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka tirsan gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhexeysa isgoysyada Sanca iyo Fagax...