Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Axmed Madoobe: ‘‘Khilaafkii DF Somaliya iyo Jubbaland waa la xaliyay‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray khilaafkii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Dowladda Federaalka...
DHAGEYSO: 6 kun oo qof oo ku barakacay fatahaadda Degmada Afgooye...
Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in fatahaadaha ku dhuftay magaalada ay ku barakaceen ilaa iyo...
Shirka Dhuusamareeb oo caawa furmay iyo War-murtiyeed laga soo saaray +(AKHRISO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka bilowday khudbadaha ay jeedinayaan madaxda ka qeybgashay Shirka Dhuusamareeb.
Inta aysan billaaban khudbadaha...
UPDATE: Goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali oo lagu boobay Koonfur...
Cape Town (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya, Xaafadda Kraaifontein ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in boqolaal ruux oo...
UPDATE: DF Somaliya oo Nus Milyan oo doollar ah ugu deeqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray Wasaaradda maaliyadda in si deg-deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol...
Wasaaradda Waxbarashada oo soo xirtay imtixaankii Shahaadiga ee Dugsiga sare
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Mudane Axmed...







