Sunday, April 26, 2026
31.2 C
Mogadishu

Shirka Dhuusamareeb oo caawa furmay iyo War-murtiyeed laga soo saaray +(AKHRISO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka bilowday khudbadaha ay jeedinayaan madaxda ka qeybgashay Shirka Dhuusamareeb.

Inta aysan billaaban khudbadaha madaxda ayaa waxaa la aqriyay war-murtiyeedka Shirka laga soo saaray.

Shirkan ayaa dib u dhac ku yimid xilligii loo qorsheeyay, balse ugu dambeyntii caawa ayuu bilowday.

Halka hoose ka akhriso War-murtiyeedka Shirka laga soo saartay:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...