Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu xusay, in Xisbigu uu gabi ahaan ka soo horjeedo xil ka qaadista RW Xasan Cali Kheyre, iyagoona ku tilmaamay mid aan loo marin hab sharci ah oo dastuurka waafaqsan.
Xisbiga Wadajir ayaa arrintan ku sifeeyay, mid lagu carqadaneynayo ka miradhalinta natiijadii ka soo baxday Shirkii Dhuusamareeb.
Wuxuu ka digay Xisbiga Wadajir in muddo kororsi uu dalka ka dhacyo.
Haddaba halka hoose ka akhriso Warka ka soo baxay Xisbiga Wadajir:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





