Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Jubbaland uu ka jeediyay kalfadhiga 3-aad ee golaha...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Talaadadii maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee golaha wakiilada Jubaland, isagoo...
Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay howlgal ku dileen xubno ka...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ay howlgallo ka dhan ah...
Wasiir Maareeye oo shaaca ka qaaday in warbaahinta dowladda loo beddelayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha wasiirka warfaafinta xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa maanta furay munaasabad lagu daah furayo geedi socodka hirgelinta adeegga...
Wasiir Beyle oo guddoomiyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe & dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Talaadadii maanta guddoomiyay shirka wasiirrada maaliyadda ee dowlada goboleedyada dalka...
Shir Amniga Doorashooyinka looga hadlay oo lagu qabtay Xarunta Xalane
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir looga hadlayay amniga doorashooyinka ayaa ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, kaasi oo looga dooday sidii loo sugi lahaa...
OGEYSIIS FURSAD SHAQO: Shaqo ka banaan Warbaahinta Halqaran News
Muqdisho (Halqaran.com) – Warbaahinta Halqaran News waxay dhammaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ku wargelinaysaa in boos shaqo ay ka banaan tahay...







