Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Puntland oo soo bandhigtay halka uu marayo baaritaanka qaraxii lagu...
Nugaal (Halqaran.com) – Iyadoo 29-kii bishii Maarso ee sanadkan qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal lagu dilay Allaha...
Howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Gedo
Gedo (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Millateriga Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah ururka Al-Shabaab oo laga fulinayo deegaano ka...
Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo ololihiisa ka billaabay magaalada Nairobi
Nairobi (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharrax u taagan xilka madaxtinimada dalka oo xalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa dalal...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay duqeymo khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in diyaarado loo maleynayo inay leeyihiin ciidamada Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaanno...
Somaliland oo war deg-deg ah ka soo saartay Doorashooyinka DF Somaliya
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Somaliland Kulan ay Khamiista maanta ah yeesheen ayaa waxa ay War-murtiyeed ka soo saareen arrimaha doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan Khasaaraha ka dhashay Qaraxii maanta ka...
Afgooye (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya qarax khasaaro xooggan geystay oo maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka...







