Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo dib ugu noqday Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka...
RW Rooble oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaallada Muqdisho, una...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada...
Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...
DHAGEYSO: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo si kulul uga hadlay Khilaafka ka...
Jowhar (Halqaran.com) – Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ka hadlay khilaafaadka iyo is-qabqabsiga ka taagan doorashada maamulkaas oo...
Agaasimaha IMF oo ku baaqday in ‘Afrika’ laga caawiyo dhaqaale xumada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Agaasimaha Baanka Adduunka ee IMF, Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika si ay dhibaatadan...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...







